top of page
Image by Alejandro Escamilla

Aduunka Oo Dhan Ayaa Gacmahaaga Ku Jira

Ku Baro Afkaaga Hooyo Luuqada Ingiriisiga

Sideen Kuugu Adeegnaa?

Waxaanu Abuurnay

Qaab Adiga Iyo Umada Soomaaliyeed Ay Afkooga Wax Ugu Baran Karaan Iyagoo Gurigooda Jooga

01

Macalimiin Khibrad U Leh

Iskuulka Ogasis Online Waxa Kuugu Diyaar Ah Macalimiin U Tababaran Khibradna U Leh Maadada Ay Ku Barayaan

Faa'idooyinkaaga

02

Bulsho Online Ah

Iskuulka Ogasis Online Waxa Kale Oo Aad Ka Heli Kartaa Bulsho Online Ah Oo Markasta Is Caawisa Iyada Oo La Isticmaalayo Whats app, Facebook groups U gaar Ah Iskuulka

03

Casharo Toos Iyo Duubis Ah

Casharada Waa Laguu Duubayaa Si Haddii Aad Rabto Aad Dib Ugu Daawan Karto 

Maxay Naga Aaminsanyihiin Ardaydayadu

“Iskuulka Ogasis Online Waxa Aan Ka Faa'iday Halkan Kuma Soo Koobi Karo

In Maanta Aan Caruurtayda Baabuur Ku Qaato Macalimiinta Iskuulkan Ayaa Sabab U Ah Inta Ilaahay Ka Sokaysa.”

Raxma Jaamac

 

Fadlan Nagala Soo Xidhiidh:

Abdishakur Mohamed

Mobiel:+31 684128504

 

Ama

Tel: +31 850041607

Email:info@ogasis.com

 

KVK nummer: 80978614

© 2024 Xuquuqda Website-kan Oo Dhan Waxay U Dhawrantahay Iskoolka Ogasis Online

  • Facebook
  • YouTube
  • TikTok
bottom of page